Sunday, April 20th, 2014

Daawo Muuqaal: Argagax Gabar Somaliyeed oo Ninkeedii Qiyaamay oo Waalatay&Hoyadeed oo la aamusi wayey

Published on December 24, 2013 by   ·   No Comments

Waa Dhacdadii ugu xanuunka badneyd oo ebed aan tabino iyadoo Gabar Soomaaliyeed uu qayaanay Wiil tagay dalka Maraykanka iyagoo ku balan sanaa in uu qaado, markii uu tagayna uu ku dhahay aniga naag ayaa i qaadatay marka aniga naag kale ma qaadi karo waana Jug aad u xoogan oo qofka soo gaari karta sida gabadhani oo kale.

Gabadhani Soomaaliyeed ayaa u waalatay Jaceyl Dartiisa iyadoo hooyada dhashay ay iyadane ooyin iska celin weysay waxana arintaasi sidoo kale la ilmeyey Dr Xabeeb iyo dumar kale oo goob joog ahaa.

inkastoo uu jaceylka jiro hadana sida ay xaalada gabadhani noqotay ayaa ah mid aad ugu duwan jaceylada aan horey usoo tabinay waxana la yaab leh in gabadhani la xerxeray ayna jirkeeda jarjartay intii ay ka gaartey waana gabar aad u qurux badan oo ilaahay siiyey suurad aad u cajiib badan waxaa ilaahay ka baryeenaa in uu caafimad taam ah siiyo xanuunkaasna uu danbi dhaaf uu ilaahay ugu dhigo.

Fadlan hadii aad aqrisato oo hadana daawato muuqaalkani haka hilmaamin in aad ugu kaalmeyso ducada ilaahayna aad u bariso wixii fikirkaada ahna halkani noogu soo gudbi adigoo mahadsan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA NAXDINTA BADAN

 

 

Readers Comments (0)




MAXAA CUSUB

1

DAAWO SAWIRADA) Sida Cajiibka ee uu Arooska Jamiila Garuun u dhacay iyo Wax aan horey loo Arkin

April, 16, 2014
Sida Cajiibka ee uu Arooska Jamiila Garuun u ...
ggg

Top news+Video: Wadan aan Laga fileyn Oo Soo Bandhigay Dawadii HIV-AIDS-KA Maxay Dadka Ku sameynayaan (Daawo)

March, 28, 2014
Culimadani oo Isugu Saynis yahano iyo dhakhaatiir Katirsan ...
ffffffffffffff

War cusub: Shiikh Umal oo Ethopia Tegay Kana sameyay arin lama filaana (Video)

March, 27, 2014
Sheekh Maxamed Cabdi umal oo kamida Culimada waawayn ...
gg

Daawo Muqaalka: Boqortooyada dalka Ingiriiska Flim ka soo saartay Soomaalida ku Nool dalka Ingiriiska…..

March, 27, 2014
Daawo Muqaalka Flim laga sameyay Soomaalida ku nool ...
aa

DAAWO VIDEO) Nin sagaal xabadood lagu dhiftay Kana badbaday & arimo halis leh (Video)

March, 27, 2014
Mr. Ismaaciil oo ka tirsanaa hay’ada Caafimaadka aduunka ...
cats

Video: Al-Jazeera oo soo daayey haween Soomaliyeed oo lagu sameeyay FAL-XUN oo Naxdin leh, Hadaawan…

March, 27, 2014
Telefishanka caalamiga ah ee Aljazeera ayaa Warbxin naxdin ...
hhhhhhhhh

Daawo: Raga Sidee Dumarku ugu galaan YURUB, Ninkii oo Soo baxsanaya, Nairobi Ku guursaday & Lama arag ku dhacday !

March, 26, 2014
Waxaanu Halkan Idiinku soo gudbinaynaa Riwaayadii ugu Qosolka ...
sad

Topnews+Daawo: Muuqaalkii ugu yaabka Badna, cadowga muqdisho maxay odhan

March, 26, 2014
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ayaa waxaa Mudooyinkii ...
Untitled

Subxaanallah DAAWO “Mucjiso yaab leh oo la tusay Nin Diinta Islaamka ka baxay kadib markii uu qurbaha tegay

March, 26, 2014
Subxaanallah “Waxan idiin soo Gudbineynaa Mucjiso Qalbiga ku ...
eri

DAAWO MUUQAAL VIDEO) Ari Carbeedka Muqdisho aqli badanaa bal daawo wuxuu sameynayo

March, 25, 2014
Waxaan halkaan idiinku heynaa muuqaal mucjiso ah waligaa ...
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!